Go to ...




RSS Feed

Saturday, September 24, 2016

Inside Story – What is triggering Ethiopia’s unrest?- Video

      Calls for an international investigation in Ethiopia have surfaced after more than 100 people were killed in demonstrations. It is a conflict that has led to 400 deaths since November, 100 of them in the last week alone, according to human rights groups. The Ethiopian government is cracking down on ethnic Oromos

Somali

Doorashada USA: Xisbiga Dimuquraadiga oo ku dhawaaqay Murashaxooda Rasmiga ah ee Hillary Clinton – VIDEO

        Shirweynaha Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka ee ka socda magaalada Philadelphia ee dalka Maraykanka ayaa xalay si rasmi ah looga dhawaaqay in Murashaxada Hillary Clinton ay tahay murashaxa rasmiga ah ee xisbigaasi. Senator Bernie Sanders oo isagu ahaa murashaxii sida weyn ulla loolamay Hillary Clinton ayaa isagu khudbad uu kasoo jeediyey ka sheegay

Laba Janan oo Turki ah oo lagu qabtay Dubai

        Laba Janan oo Turki ah oo looga shaki sanyahay inay xidhiidh la lahaayeen qolyihii fuliyay afgambigii dhicisoobay ayaa lagu qabtay gegida diyaaradaha ee Dubai international Airport kadib markii ay kasoo baxsadeen dalka Afghanistan oo ay howlo nabad ilaalineed ujoogeen. Magacyada labada Janan ee iyagoo baxsadka ah la qabtay ayaa lagu kala

Kooxda Puntland oo ku Guuleysatay Koobkii Kubadda Cagta ee Maamul-gobollada Dalka (Sawirro)

  Talaado, July 26, 2016 (HOL) — Cayaartoydii Maamulka Puntalnad, ayaa ku Guuleysatay Koobka Kubadda Cagta ee Maammul-goboleedyada Dalka ee Muqdisho ka socday, kaddib markii ay galabta ka adkaadeen xulkii Jubbaland. Garoonka Banaadir Stadium, waxaa soo buuxiyay taageerayaal badan oo kala taageerayay labada kooxood, waxayna cayaartu ku billaabatay dar-dar ay muujinayeen kooxaha, iyagoo kala dhaliyay

A Radical change of course for Ethiopia, or chaos and Implosion

A Radical change of course for Ethiopia, or chaos and Implosion July 26, 2016 A commentary on Lt. General Tsadkan Gebre Tensay’s article in Amharic.BY: Publius aethiopicus. Ethiopia under the Tigray People’s Liberation Front/Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front-TPLF/EPRDF regime has come to a cross roads, in fact a dead end. Either a change of course towards a

Maxay tahay sababta Ahlu sunna Madax ONLF u dileen?

    (Soomaalipost)- Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ee ka howl galla Soomaaliya gaar ahaan Gobalada Dhexe ayaa maalinimadii shalay rag dhan 7 qof oo ka tirsanaa Ururka ONLF ee la dirira Dowlada Itoobiya ku dilay meel u dhow Degmada Matamaan. Arrintan waxaa si weyn uga carooday shacabka Soomaalida ee gaar ahaan ka soo jeeda Gobalada

Soomaaliya: Arabazation Iyo Turkazation?

    (Soomaalipos)- Sannadihii (Toddobaatameeyadii)1970, waxaa Dalka Soomaaliya iyo guud ahaan dhulka Soomaali si aad ah looga dareemay nidaamka Carabaynta oo ahaa hadafkii Ururka Jaamacada Carabta ee dhamaan wixii Muslim ah in la carabeeyo ahayd. Dalal baddan oo Muslim ah ayaa diiday kuwaas oo u arkayay in Muslimimadda Diinta Iyo Carabnimadu tahay wax kalla duwan.

Masar oo Dowlada Turkiga ugu awood sheegatay Golaha Ammaanka

      (Soomaalipost)- Dowlada Masar ayaa ugu awood sheegatay Xisbiga Madaxweynaha Turkiga Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Masar ayaa maanta hor istaagtay go,aan la doonayay in Golaha Ammaanku ku canbaareeyo Afganbigii fashilmay ee ka dhacay Dalka Turkiga. Qaramada Midoobay ayaa ka kooban 15 xubnood.Sharciga uyaala ayaa ah in marka UNSC qoraal soo saarayo uu

Dalka Itoobiya oo Rabshado ka socdaan

    (Soomaalipost)- Dalka Itoobiya waxaa ka socda Rabshado kuwaas oo u dhaxeeya labba Qabiil ama Qoomiyadood oo kalla ah Qoomiyadda Tigreega Iyo Qoomiyadda Axmaarada. Rabshadan ayaa ka socota magaalo lagu magacaabo Gonder oo deggaan ahaan Axmaaradu deggaan. Warbaahinta caalamka ayaa sheegtay in ugu yaraan 15 qof ku dhinteen Rabshadahaas. Soomaalipost

Xaalada Turkiga iyo sawiradii ugu danbeeyay

Hubaanti la’aan ayaa wali ka taagan xaalada Turkiga.Koox katirsan militariga dalka ayaa shaaciyay inay xukunkii la wareegeen.Raysulwasaaraha dalka Binali Yildirim ayaa sheegay in koox katirsan militariga ay si sharci daro ah isku dayayaan in xukunka kula wareegaan. Xaaladihii ugu danbeeyay Taangiyo militari ayaa xidhay garoomidii diyaaradaha ee magaalooyinka Ankara iyo Istanbul.Ciidamada militariga ayaa hub kadhigis

Safiirada Soomaaliya Iyo Jabuuti u jooga UN oo Ceeboobay!

MARAYKANKA OO DIIDAY IN ARRIMHA XUQUUQDA AADANAHA EE ERITAREEYA LA HORGEEYO GOLLAHA AMAANKA GENEVA – Rajadii laga qabay in arrimaha xuquuqda aadanaha ee xukuumada Eritareeya lagaga doodo gollaha amaanka ayaa mar kaliya saaxada ka libidhay. Muddo 3 todobaad laga joogo ayaa waxaa soo baxday warbxin mug leh oo ku saabsan xuquuqul-insaanka dawlada Afeworqi taas oo

Cudur Dillaa ah oo Itoobiya ku faafaya

ADDIS ABABA – Wasaarada caafimaadka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka u ku dhaco cudarka kansarku aad u korodhay. Warbxin ay maanta wasaaradu soo bandhigtay ayaa lagu xusay in 60,000 oo qof uu cudurku ku dhacay sanadkii la soo dhaafay, halka 44,000 ay oo dhintaan xanuunka sanad kasta.  Warbixnta ayaa laga sheegay

Jibriil Ibraahim “Dowladda Soomaaliyeed waxaa soo gashay labadii sano ee la soo dhaafay 4.05-bilyan oo Dollar (Warbixin)

        July 1 (Jowhar.com)— Siyaasiga Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in dowladda Soomaliya ee hadda xilligeedu sii dhamaanayo ay gacanteeda soo gashay lacagtii ugu badneyd ee dowlada Soomaaliyeed ay hesho tan iyo xornimadii dalka. “Dowlada Soomaaliyeed waxaa gacanteeda soo gashay lacag gaareysa afar bilyan iyo bar dollarka Maraykanka ah 2014-2016, waana lacagtii

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer ku magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u habeyn lagu sameeyay

  Muqdisho, 30 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin: 1. Cumar Maxamed

18 Dhimasho ah Qarax Bus Muqdisho Iyo Afgooye Dhexdooda

      (SoomaaliPost)- Qarax lala beegsaday Bus nooca loo yaqaan Mini Bus oo ka dhex shaqeeya inta u dhaxaysa Muqdisho Iyo Afgooye ayaa waxaa ku dhintay 18 qof oo dhamaan ahaa inta qof ee Bus saarnaa. Booliska ayaa sheegay in lagu qarxiyay Buska Bamka gacanka laga maamullo ee afka qalaad loo yaqaan “Remote Bomb” Qaraxan

Dowlada Itoobiya oo Saraakiil Addis Ababa lagaga dilay

    (Soomaalipost)- Xukuamada Dowlada Itoobiya ayaa saraakiil Ciidan oo Boolis lagaga dilay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya. Saraakiishan ayaa la aaminsan yahay inay dileen dad gadoodsan oo ka cadhaysan Xaalada Tacadiyadda ee ka jira Dalkaas Itoobiya gaar ahaan kadib markii Dowladu dumisay Guryahooda. Warbaahinta Dalkaas Itoobiya ee Madaxa-bannaan iyo Kuwa Mucaaradka ayaa

English

U.S. Ambassador to Somalia: Who Is Stephen Schwartz

Saturday, August 13, 2016 Stephen Schwartz Stephen Michael Schwartz, a career member of the Foreign Service, on June 27, 2016, was sworn in as the first U.S. Ambassador to Somalia in 25 years. Schwartz was born in Buffalo, New York, son of Robert and Carole Schwartz, and grew up there. As he got older, he

Interpreting Ethiopia protests

Interpreting Ethiopia protests 13th August 2016   Warbixino   No comments The deadly protests that rocked Ethiopia in the past week stem from a diverse host of regional grievances but they reflect a shared sense of marginalization that may be bringing two of the country’s largest ethnic groups together, analysts say, warning that there could

Million of Ethiopian on Protest call for regime Change

Tens of thousands of protesters call for a regime change in Ethiopia Ismail Akwei 13 hours ago ETHIOPIA Tens of thousands of protesters have flooded the streets of Gonder in the Amhara region of northern Ethiopia on Sunday demanding a change of government due to the unfair distribution of wealth in the country. The protest,

Death of black man in Canada after arrest sparks race debate

  Thursday July 28, 2016 Ontario’s Special Investigations Unit has launched an investigation into the circumstances surrounding the arrest. Family spokeswoman Nimao Ali said in a statement earlier this week that Abdi had been dead for 45 minutes before he arrived at the hospital. The death of a mentally ill black man following his arrest

Somali presence big in state DNC delegation

Wednesday, July 27, 2016 By Tim Pugmire Asad Aliweyd is one of four Somali Americans in Minnesota’s DNC delegation. Tim Pugmire | MPR News Philadelphia — Minnesota’s delegation to the Democratic National Convention has a noteworthy amount of racial and ethnic diversity, including three Somali-American delegates and one alternate. Asad Aliweyd of Eden Prairie, a

THE BALKANIZATION OF SOMALIA AND THE AGE-OLD ETHIOPIAN CONSPIRACY

THE BALKANIZATION OF SOMALIA AND THE AGE-OLD ETHIOPIAN CONSPIRACY July 18, 2016 By Muhammad Suldaan Sa’id “I have no intention at all of being an indifferent spectator, if distant powers hold the idea of dividing Africa, Ethiopia has been for the last fourteen century, an island of Christianity in a sea of pagans”  Menelik II,

What Bibi’s Africa visit means for Egypt-Ethiopia dam dispute

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu (L) and his Ethiopian counterpart Hailemariam Desalegn arrive for a news conference at the National Palace during his state visit to Addis Ababa, Ethiopia, July 7, 2016.  (photo by REUTERS/Tiksa Negeri) What Bibi’s Africa visit means for Egypt-Ethiopia dam dispute CAIRO — During the first official visit by an Israeli prime

Ten killed during protests in northern Ethiopia

Ten killed during protests in northern Ethiopia Violence broke out after army attempted to arrest several people in the city of Gondar, sources say. The latest violence has prompted the US embassy in Ethiopia to advise Americans not to travel to Gondar [Twitter Screenshot] At least 10 people, including police officers and civilians, have been

Bombing near 1 of Islam’s holiest sites in Saudi kills 4

      Tuesday, July 05, 2016 By AYA BATRAWY In this photo provided by Noor Punasiya, people stand by an explosion site in Medina, Saudi Arabia, Monday, July 4, 2016. State-linked Saudi news websites reported an explosion Monday near one of Islam’s holiest sites in the city of Medina, as two suicide bombers struck

UN begins sorting false from genuine refugees in Dadaab

NEW YORK/UNITED NATIONS Tuesday, July 05, 2016 Refugees wait to undergo a documentation process at Dadaab airstrip on June 16, 2016 as they prepare to be voluntary repatriated. PHOTO | JEFF ANGOTE | NATION MEDIA GROUP  – The United Nations on Monday launched a “verification exercise” to determine how many residents of the Dadaab complex

CAMOUFLAGING OPPRESSION: ETHIOPIA’S DEVELOPMENT IN SOMALI REGION

        The myth of “Ethiopia rising“-which is designed to mask widespread human rights abuses-is falling apart. This was confirmed recently by a new report  by Human Rights Watch about the largely peaceful Oromo protests which indicates that over 400 people have been killed, thousands injured, tens of thousands arrested, and hundreds have

Somali President to al-Shabab: ‘Abandon This Suicidal Mission

        By Harun Macruf. Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday called on al-Shabab militants to end what he called their “suicidal mission” and stop their brutal attacks. In a speech marking Somalia’s 56th anniversary of independence, the president urged the Islamist insurgents to think of the lives they disrupt. “I want

Efforts underway to bring Canadian home from Ethiopian prison

    Friday, July 01, 2016 By DEBRA BLACKImmigration Reporter Bashir Makhtal, a Toronto man, is behind bars in Ethiopia after a trial rights groups have called “deeply unfair.” Efforts are underway to have him returned to Canada.  (FAMILY PHOTO)   Bashir Makhtal, a Canadian citizen, who is serving a life sentence in Ethiopia, is still waiting

US warns travelers to Kenya of air attacks and other terror threats

Lamu town, Kenya Friday, July 01, 2016 By KEVIN J. KELLEY A Kenya travel warning issued by the State Department on Thursday urges US citizens to avoid visiting Lamu, Nairobi’s Eastleigh neighbourhood and the country’s northeastern counties. The warning further cites a US embassy recommendation that US citizens should visit Mombasa’s Old Town only during

Ogaden: Ethiopia’s Hidden Shame

      by GRAHAM PEEBLES Ethiopia is regularly cited as an African success story by donor nations; the economy is growing they cry, more children are attending school and health care is improving. Well GDP figures and millennium development statistics reveal only a tiny fraction of the corrupt and violent picture. What development there

BREAKING NEWS: Turkey: 28 killed in explosions at Ataturk Airport

    Tuesday, June 28, 2016 Ambulances rushed to the airport after the attack [Osman Orsal/Reuters] Three suicide bombers hit Ataturk Airport, killing 28 and injuring dozens more.At least 28 people have been killed and 60 others injured following explosions at Istanbul’s main international airport, Turkish officials say. Istanbul’s governor, Vasip Sahin, said there were

Ethiopia gets non-permanent UN Security Council seat

Ethiopia is to be a non-permanent member of the UN Security Council for two years. The country may spread peace while on blue helmet missions abroad, but critics complain that political space at home is contracting. The vote at the UN General Assembly electing Ethiopia as a non-permanent member of the UN Security Council turned

UNHCR: Time Frame Short for Returning Kenya’s Somali Refugees

          By TOM ODULA, ASSOCIATED PRESS Monday, June 13, 2016- Repatriation is the best solution for hundreds of thouands of Somali refugees that Kenya’s government says have become a security liability, the U.N. refugee agency chief said Monday, but he called Kenya’s time frame for the move “very short” to ensure

Other

ILHAN OMAR Waxay Maanta Si Toos ah U ShaacisaY inay U Taagan tahay Xubinta Xildhibanimo Ee Xaafadda 60B.

          ( Si Sharci Ah ) Maanta waxaa qaadnay talaabo muhiim ah oo laguhorumarinayo ololaheena. Waa waqti aan xaqiiqsanayin aan gaarnay guul weyn ilaa iyo markii aan kudhawaaqay musharaxdimadeyda, Oktoobarsanadkaan—albaabada aan garaacnay, wadahadalkaaan la yeelanay deriska, cod-bixiyayaasha usoobaxay inay ka codeeyaan golayaasha deegaanka iyoisku imaadka wakiilada shirka deegaanka ee bishiilasoo dhafay.

PHOTO: SIMON MAINA/AFP/GETTY IMAGES

Kooxda ISIS oo sheegtay Weerarka u horreeyay Soomaaliya-Dhibaato Cusub

    (Soomaalipost)- Sida muddooyinkii u danbeeyay oo dhan la hadal hayay Kooxda ISIS ayaa Soomaaliya ka soo hanna qaadaysa kuwaas ah qayb ka go,aday Alshabab oo sheegtay inay Yihiin Kooxda ISIS ee Soomaaliya. Kooxda ayaa Weerarkii u horreeyay ka fuliyay Soomaaliya kadib markii ay sheegeen inay la beegsadeen Weerar Ciidamada AMISOM ee ku suggan

Daawo- Farmaajo oo bilaabay Ol-ole Doorasho

        Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ah RW horre ee Soomaaliya Taageero baddan ka haysta Shacabka Soomaalida ayaa London waxaa loogu qabtay Xaflad aad u balaadhan midaas oo ooga hadlay Xaalada Dalka Iyo Mustaqbalka. Munaasabadda ayaa ahayd mid xog-waraysi  Waxaana si balaadhan Taageero loogu raadinayaa Xisbiga TAYO ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Gudoomiye

Obama oo ka hadlay Suuriya iyo Liibya

Source/Xigasho BBC Somali Madaxweyne Obama ayaa mar kale sheegay in ay ka go’antahay in si toos ah tilaabo militari xukunka looga tuuro madaxweynaha dalka Suuriya, Bashaar Al Asad aysan xalineynin colaadda wadanka Suuriya. Madaxweyne Obama oo la hadlayay BBCda ayaa sheegay in cadaadiska caalamiga ah ee la saarayo dhamaan dhinacyada oo ay Ruushka ku jiraan

Hay,ada NISA oo gacanta ku dhigtay Sargaal Sarre oo Alshabaab ah

    Sargaal sarre oo ka tirsan Ururka Alshabab midkaas oo horrey Dowlada Federaalka ee Soomaaliya madaxiisa saartay Hanti Adduun oo Boqollaalan kun oo Dollar ah ayaa gacanta lagu dhigay Sargaalkan ayaa lagu magacaaba Xassan Maxamed Siyaad Xassan Fasax. Warar ka soo baxaya Saraakiisha Sirdoonka ayaa sheegay in lagu qabtay Guri ku yaalla xaafada Kaxda

Dhagayso- Wararka Dagaalada Galgaduud ee Itoobiya Iyo Soomaaliya

      (Soomaalipost)- Bogga Internerka waxaa lagu Baahiyay Masuul aan magaciisa la shaacin oo u hadlay Maamulka Kililka midkaas oo ka hadlay Dagaalka ka dhacaya Xuduuda Maamulka Kililka ee Itoobiya Iyo Shacabka Soomaalida ee Galgaduud oo iska caabin sameeyay. Masuulkan wuxuu ku eedeyay Galmugud inay Alshabaab yihiin. Dhanka Maamulka Galmudug waxay sheegeen inuu Ciidamadan

Dagaallo dhex maray Ciidamada Liyu Police Iyo Shacabka Galgaduud

    (Soomaalipost)- Dagaallo xooggan ayaa dhex maray Ciidamada Liyuu Booliska ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ama loo yaqaan Maamulka Kililka. Dagaaladan ayaa in muddo ah socday waxaana ku nafwaayay dad baddan oo shacab ah kuwaas oo ay laayeen Ciidamada Liyuu Booliska. Dagaaladan waxay salka ku hayaan Dagaallo horey u dhex maray Shacabka Deggan Deegaanka hoos

US government awards a Kenyan for fighting terror in Garissa

      Asha Hassan receiving emerging young leaders award from Richard Stengel Under Secretary of state for public diplomacy and public affairs on Thursday.Photo/CALVIN ONSARIGO By CALVIN ONSARIGO Asha Hassan, 24, received the award of Emerging Young Leaders award 2016 on Thursday at the US department of state in Washington DC. Asha was among